berberatoday.com
Dowladda Soomaaliya iyo ICAO oo Go’aanno Cusub isla Qaatay iyo Dakhliga Hawada oo Kordhay
September 16, 2018 - Written by Berbera Today

Canada(Berberatoday.com)-Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Salaad, ayaa ka warbixiyey go’aanno ay isla qaateen Hay’adda Hawada u qaabbilsan Dunida ee ICAO oo Maamusha Hawada Soomaaliya oo ay Dawladda Soomaaliya sheegtay inay kala wareegtay Maamulka Hawada, halka ay immika isla eegayaan Mashaariicda ay u hayeen Soomaaliya iyo sidii la xisaabtan dhammaystiran, dib u eegis iyo heshiis kama dambays ah ay isula gaadhi lahaayeen labada dhinac.

SOMALIA AND ECAWA MEETTING IN CANADA 2018.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasiir Salaad oo Madaxda sare ee ICAO  kulammo kula leh dalka Canada ee Hay’adda Fadhigeedu yahay waxa uu faahfaahiyey qodobbo muhiim ah oo ay ka wadahadleen Madaxda ECAWA iyo Weftigiisu, isla markaana waxa uu sheegay intii ay Soomaaliya Maamulka Hawada gacanta ku haysay ee ay ka maamulaysay Muqdisho inuu kor u kacay Dakhligii Duulista ay Soomaaliya ka heli jirtay.

Haddaba, Wasiirka Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Salaad waraysi lala yeeshay oo dhinacyo badan taabanaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews