berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Uhadlay Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inaanay Qaadan Labarada Gaadiid Ee Cusub Iyo Sababtoo Ay Ucuskadeen Lacagta Lagu Bixiyo
September 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa ku Baaqay inaanay Shacabka Somaliland aqbalin bixinta Lacagta Lixdanka Doollar ah ee u dhiganta Lixda Boqol ee Kun ee Lacagta dalka ah ee uu Wasiirka Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi Sheegay in laga qaadayo Baabuurta afarta Taayir leh oo laga beddelayo Taarikada ama Bileydh-lambarka.

ucid-iyo-waddani

ucid-iyo-waddani

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxay Xubno u hadlay Xisbiyada WADDANI iyo UCID, tilmaameen inaanay suuragal iyo sharci toona ahayn in Bilaydho Dadka laga iibiyey markii hore haddana saddex laab lacag ku dhaw intii laga siiyey in la yidhaahdo waa la idiinku beddelayaa. Waxay lacagtaas ku tilmaameen mid sharci-darro ah, caqliyadda saxda ahna ka fog.

Haddaba, Warbixinta Warkan Masuuliyiinta u hadlay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee WADDANI iyo UCID, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews