berberatoday.com
“Lacagta Wasiirku Sheegay In Lagu Beddelayo Taarikada Gaadiidka Sharciyan Iyo Caqliyan Midna Sax Kuma Aha..” Guuleed-Daafac”Daawo Muuqal
September 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed-Daafac) oo ah Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqda Aadamaha Madaxa-bannaan ee Somaliland, ayaa naqdiyey Wareegto uu 13-kii bishan oo Khamiistii shalay ku beegnayd soo saaray Wasiirka horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi oo lagu sheegay in Lacag Boqol Doollar iyo wax ku dhaw lagu beddelayo Bilaydh Lambarka Baabuurta kala duwan ee Somaliland lagu wato, iyada oo Bilaydho Cusub la soo saaray.

TAARIKADA CUSUB EE GAADIIDKA SOMALILAND OO LACAG LAGU BEDDELAYO 2018

TAARIKADA CUSUB EE GAADIIDKA SOMALILAND OO LACAG LAGU BEDDELAYO 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Lacagta uu Wareegtadiisa Wasiirka Maaliyaddu ku sheegay in lagu beddelayo Bilaydhada Gaadiidka Somaliland jooga oo Tirada Lambarrada Shacabku wataa ku dhaw yihiin Boqol Kun oo Gaadhi, ayuu Guuleed-Daafac ku tilmaamay inaanay Sharciyan iyo Caqliyan toona ahayn mid sax ah.

Haddaba, Guuleed Axmed Jaamac oo arrimahaas Sharciyan iyo Shaqsiyan-ba u falan-qaynaya, waxaannu Warbixinta guud iyo Hadalkiisa-ba idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews