Daawo Muuqalka”Maayerka Ceerigaabo Oo Eedayn Ujeediyey Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF
September 15, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Maayerka magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Ismaaciil Xaaji Nuur, ayaa dhalliilay qaabka uu u shaqeeyo Mashruuca horumarinta Somaliland Development Fun ee loo soo gaabiyo SDF, kaas oo uu sheegay inaan waxba looga qaban gobollada iyo degmooyinka Bariga Somalialnd, hase-yeeshee, looga faa’iideeyo gobollada Galbeedka, waxaanu ku dooday in laga eexday gobollada Bari.
MAAYERKA CEERIGAABO ISMAACIIL XAAJI NUUR OO EEDEEYEY SDF