berberatoday.com
Gabadh Muslimad Reer Hindiya Ah Oo Ka Yaabisay Dadka Biraha Culus Qaad Qaada.
September 14, 2018 - Written by Berbera Today

Hindiya(Berberatoday.com)-Gabadh Hindiyad ah , sidoo kalena Muslimad ah ayaa ka yaabisay warbaahinta caalamka, kadib markii muqaal laga duubay iyada oo ciyaaraysa Jimicsi  , sidoo kalena qaad qaadaysa biro aad u culus oo ay qaadi karaan uun raggu.

Gabadhan yar ayaa toddobaadkan noqotay waxyaalaha ugu hadal haynta badan dalka Hindiya , iyada oo ay dadka qaarkood u qaadan waayeen awooda gabadhan yar iyo culayska ay qaad qaadayso.

 

 

Waxa kale oo ay qaad qaadaysaa biro kala duwan culays ahaan iyo qaab ahaanba, iyada oo sidoo kalena xoog xoog la ciyaaraysa mid kamid ah macalimiinteeda oo ay ka awood badinayso, waxaanay gabadhan yari jimicsigan ciyaaraysaa iyada oo asturan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews