berberatoday.com
Wasaarada Deegaanka Oo Ka Hadashay Dhul Daaqsimeed Kuyaala Deegaamada Adhi Cadeye Iyo Xeedho Oo katirsan Gobolka Saaxil
September 12, 2018 - Written by Berbera Today

Adhi-caddeeye(Berberatodayu.com)-Odayaasha Deegaannada Xeedho iyo Adhi-caddeeye oo ka tirsan gobolka Saaxil, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul-boob ay sheegeen inuu halkaas ka socdo oo loo xidhayo Ganacsato iyo Dad Dhul-doon ah, waxaana arrintaas ka hadlay oo goobtaa booqasho ku tegay Isu-duwaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee gobolka Saaxil Anwar Xasan Ibraahin oo ballan-qaaday inay Wasaarad ahaan tallaabo ka qaadi doonaan arrintaas.

Isu-duwe Anwar waxa uu sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan Dadka wada dhul-boobka, iyaga oo la kaashanaya Maamulka gobolka, Odayaasha iyo Dadka Deegaannada Xeedho iyo Adhi-caddays ee gobolka Saaxil, waxaanu sheegay inuu kormeerkooda ku arkeen Cagafyo la geliyey Deegaannada qaar iyo Dhul Xoolo-daaqeen ah oo Dayrar lagu xidhay.

Haddaba, Hadallada Odayaasha Deegaannada Adhicaddayeeye iyo Xeedho ay ka yidhaahdeen Boobka lagu hayo iyo Hadalka Isu-duwaha gobolka Saaxil ee Wasaaradda Deegaanka-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews