berberatoday.com
Puntland”Khilaaf Ka Dhex-qarxay Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenka Iyo Aragtida Reer Garoowe
September 10, 2018 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Khilaaf cusub ayaa ka dhex-qarxay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland ee Soomaaliya, ka dib markii ay isku maandhaafeen go’aanka Shirkii Dawlad-goboleedyada ugu soo xidhmay magaalada Kismaayo ee ay shaaciyeen shalay inay xidhiidhka ugu jareen Dawladda Federaalka ah.

GAAS IYO CAMAY PUNTLAND

#GAAS IYO @CAMAY PUNTLAND

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

PUNTLAND-KHILAAF-KA-DHEX-QARXAY GAAS-IYO-CAMAY-TAAGEERADA-SHACABKA GAROOWE 2018

PUNTLAND-KHILAAF-KA-DHEX-QARXAY GAAS-IYO-CAMAY-TAAGEERADA-SHACABKA GAROOWE 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ka horyimi Madaxweynaha Maamulkaas Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, halka ay ka taageereen Hadalka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camay ku duray go’aanka ay Dawlad-goboleedyada Soomaaliya oo Madaxweynihiisu ku jiraa ku sheegeen inay xidhiidhka ugu jareen Dawladda Federaalka Soomaaliya ee ay ka soo saareen Shirkoodii Kismaanyo ugu soo xidhmay Sabtidii shalay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Camay waxa uu sheegay inaanay Madaxweyne Gaas isku ogeyn go’aanka uu la qaatay Maamul-goboleedyada Soomaaliya ee dawladda Xidhiidhka loogu jarayo, isla markaana uu qalad iyo sharci-darro u arko go’aankaas. Haddaba, Dadweynaha Reer Puntland ee Garoowe ku dhaqan qaar ka tirsan oo Warbaahintu wax ka weydiisay aragtidooda, ayaa taageeray aragtida Madaxweyne Ku-xigeenka, sidoo kalena duray aragtida Madaxweyne Gaas.

Dadweynaha kala duwan ee Reer Garoowe ee aragtidooda ka dhiibtay Khilaafka hadda la dareemayo inuu ka dhex Curtay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews