berberatoday.com
Dawladda Dalka Shiinaha Oo Tiradda Wadamadii Ka Qayb Galay Shirkii Shiinaha Iyo Afrika Shaacisay
September 8, 2018 - Written by Berbera Today
China(Berberatoday.com)-Dawladda Dalka Shiinaha ayaa sheegtay in ay heshiis is afgarad la gashay 37 dal oo ka mid ah wadamada Qaaradda Afrika, heshiisyaddas oo isugu jira mashaariic dhisme iyo kuwo kale oo ganacsi .Waxaanay dawladda Shiinuhu sheegtay in ay heshiisyaddaasi ku jiraan wadooyin loo dhisaayo dalalka Afrika , iyada oo intaas ku dartay in 70% ay yimaadeen wadamada 53 ka dal ka kooban ee Afrika shirkii Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ee dhowaan lagu soo gebo gebeeyey magaaladda Beijing .

 

Xia Cheng oo ah madaxa Koomiishanka Dib u habaynta iyo Horumarinta Shiinaha ayaa sheegay in 28 dal ay heshiisyo cusub la saxeexdeen dalka Shiinaha intii shirkani socday, halka ay 9 dal oo kalena hore ula saxeexdeen heshiis kan la mid ah.

Mr Cheng ayaa sheegay in dawladda Shiinuhu doonayso in ay dawladdaha Afrika tusto faa’iido la taaban karo oo ay ka helaan heshiiska ay la galeen dawladda Dadka ee Shiinaha .

Dawladda Shiinaha ayaa la gashay 105 wadan oo ku kala yaala qaaraddaha Afrika, Aasiya iyo Yurub,Latin Amerika iyo Koonfurta Pacific-ga 123 heshiis oo kala duwan, kuwaasay mashaariic ka hirgelinayso , waxa kale oo ay 26 heshiis oo kale la saxeexatay 29 urur oo caalami ah .

 
 
 Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews