berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo Ku Baaqay Inay Dhalinyaradu Tahriibaan Iyo Jawaabta Xisbiyada Mucaaradka
September 8, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa wax laga xumaado iyo niyad-jebin badheedh ah ku tilmaamay Hadal ka soo yeedhay Agaasimaha Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile oo Ardayda Jaamacadda Burco ka qalin-jebisay Xafladdooda ka qaybgalay shalay, isla markaana hadal uu halkaas ka jeediyey ugu soo jeediyey inay Dalka dibeddiisa u shaqo doontaan oo aanay dalka gudihiisa keliya wax ku sugin.

Waxay Masuuliyiinta u hadlay UCID iyo Waddani, ku tilmaameen hadalkaas Agaasime Bile mid aan la aqbali karin inuu dalka ka tahriiba yidhaahdo Dhalinyarada waxbaratay, iyada oo uu toddobaadkii horena Madaxweynuhu shaaciyey inay Xukuumaddiisu shaqo-abuur ballaadhan u samaynayso Dhalinyarada.

Haddaba, Hadalka Maxamed Cali Bile Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland, Ballan-qaadkii hore ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbigiisa Kulmiye ololihii doorashada ku soo galeen, dareenka hadalkan maanta ka dhashay iyo Jawaabta Masuuliyiinta u hadlay Xisbiyada Mucaaradka ahba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan:-

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews