berberatoday.com
Xildhibaan Xamse Yuusuf Xoorxor Oo Uhore U Ahaa Xildhibaan Degmo Dalka Sweden Oo Sanadkan U Ordaaya Xildhibaan Baarlamaan Isaga Oo Hantay Quluubta Shacabka Gobolka Uu Ka Sharaxyahay
September 7, 2018 - Written by Berbera Today

Sweden(Berberatoday.com)-Dalka sweden waa dal dimuquraadiya oo ka mida dalalka ugu horeeya nidaamka axsaabta badan.waxaa hada doorashada ku tartamaya todoba xisbi oo afar kamida laysku yidhaahdo xulufo.aliens.oo kala ah modarate.centerpartiet ,liberal iyo kristandemokrat.iyo sadex kale oo kala ah social demokrat.green party.left party.

hada waxaa afarti sano ee ugu dambeeyay dalka ka talinayay ziabiga social demokrata oo dawlada la dhistay xisbiga green party.kadib marki uu aqlabiyada baarlamaanka uu waayay.sidaasay ku ahayd dawlad tamar daran.

waxa kale oo jira xisbiga swidhis demokrat oo ku caana ajahanab nacaybka,sanadkana aad usara kacay ,lagana yaabo inuu noqdo xisbiga labaad ee dalka,

hadaba dalka ayaa ah dal nidaam kala madaxbanaanyihiin degmooyinka gobolada iyo baarlamaanka sare.xildhibaan Xamse Yuusuf Xoorxoor ayaa hore u ahaa xildhibaan degmo.se doorkan u ordaya xildhibaan gobolka västmanland.iyo xildhibaan barlamaanka sare.xildhibaanka ayaa beryihii ugu dambeeyay ku mashquulsanaa siminaaro uu u qabanaayay dadyawga ajahanbka ah,isagoo ku baraayay sida loo codeeyo.kuna boorinaayay inay ucodeeyaan xildhibaan ka tirsan xisbiga centpartiet oo laga yaabo i nuu xisbigu ka midnoqdo xusbiyada talada wadanka qabsan doona doorashada soo socota.oo nidaam ahaan lasii bilaabay 22 ogosto ,iyadoo loogu talo galay dadka hore usii codeynaya.lakiin maalinta codka ugu weeyn ayaa ah.9/9/2018 .xildhibaan xamse ayaa ah qofka asalkiisu Soomaliga yahay ee ugu cadcad dalka sweden.uguna caansan .isagoo ku caana inuu dadka dhibtu lasoo darasto caawiyo.gaara ahaan waalidiinta caruurta laga qaado ayuu aad u caawiya.sanadadi ugu dambeeyayna waxa uu caawiyay shan qoys oo carurtu ka maqnayd waanu ku guuleeystay soo celintooda.xildhibaanka ayaa ahaa gudoomiye degmo.ahaana isku duwaha ka hortaga dambiyada qorsheeysan. Namabarka uu gobolka kaga jiro oo aanu weligeed qof asalkiisu ajahanab yahay gaadhin nambar 4 iyo baarlamaankaba.iyadoo nidaamku yahay nidaamka liiska kala horeynta musharaxiinta lana filayo inuu Xildhibaan Xamse Yuusuf Xoorxo guulaysto kuna soo baxo Xildhibaan Baarlamaan oo buuxa maalmaha soo socda hadii alle idmo.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews