berberatoday.com
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Dalka Sudan Oo Muqdisho Soo Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
August 27, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Taliyaha hay’adda Nabad-sugida Soomaaliya ayaa maanta ku soo dhaweeyay maanta magaalada Muqdisho, taliyaha hay’adda sirdoonka dalka Sudan Gen. Salah Abdalla Mohamed (Salah Gosh)

Warkan oo lagu daabacay bogga sida goor dhow lagu shaaciyay barta Twitterka ee NISA ayaa lagu sheegay in Agaasimaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa soo dhaweeyay wafdi uu horkacayay taliyaha hay’adda Sirdoonka dalka Sudan (NISS) oo booqasho rasmi ku yimid magaalada Muqdisho.

 

 

Saraakiisha ka socta dalka Suudaan ayaa markii danbe la geeyayxrunta Taliska Nabadsugida Ex guriga Habar Khadiijo halkaasoo wada hadalo kula leeyihiin Hoggaanka Hey’adda Nabadsugida Soomaaliya.

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo ciidamada Xasilinta ay xidheen dhowr waddo oo halbowle u ah isu socodka xaafadaha Muqdisho.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlaya xidhiidhka wada shaqeyn oo ay yeelan karaa waxaana booqashadan ay ka danbeysay kulan dhowaan magaalada Khartoum ku dhex maray Taliyaha Nabad-sugida Sudan Salah Gosh iyo Fahad Yaasiin Taliye ku-xigeenka Nabadsugida.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews