berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Safar Ugu Baxay Saaka Magaalada Borama Iyo Ujeedka Safarkiisa
August 5, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa safar ugu baxay Magaaladda Borama ee Xarunta Gobolka Awdal.

Image result for Muuse Biixi Oo Safar Ugu Baxay

Safarka Madaxweynaha Somaliland ayaa ujeedadiisu ay tahay sidii uu uga qayb Geli Lahaa Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Camuud Oo saaka ku beegan.

 

 

Muuse Biixi Cabdi ayaa safarkiisan uu ku tagay Magaaladda Boorama waxa uu ku wehelinayay Xubno ka tirsan Xukuumadiisa, waxaana la filayaa in marka uu soo dhamaysto ka qayb galka xafladda Qalin jabinta ardayda in uu kulamo kala duwan la yeesho Masuuliyiinta Gobolka iyo waxgaradka kala duwan, sidoo kalena uu soo kormeero xarumaha dawladda.

Lama sheegin inta uu joogo doono Magaaladda Boorama oo u noqonaysa maalintii ugu horeysay ee uu safar ku tago intii uu xukunka la wareegay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews