berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Qaabka Uu Madaxweynaha Dalka Venezuela Uga Bad Baaday Isku Day Dil Oo Diyaarad Drones Ah Loo Adeegsaday
August 5, 2018 - Written by Berbera Today

Venezuela(Berberatoday.com)-Dayaarad ama dayarado nooca drones-ka loo yaqaan ee aan duuliyaha la socon, ayaa weeraray goob uu ka jeedinayay qudbad Tv-ga si toos ah looga sii daynayay madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro, gudaha magaalada Caracas Sabtidii, waxana la sheegaya in aysan wax dhaawac ah madaxweynuhu soo gaadhin.

Muuqaallo TV-yada laga sii daayay ayaa muujinaya Maduro iyo dad kale oo agtaagnaa oo argagax galay, kadib markii la maqlay qaraxyo. Wax yar kadibna, waxa la arkayay askarta oo ka kala ordeysa safafkii ay ku jireen si ay u helaan meel ay ku gabadaan.

 

 

Wararkii ugu dambeyay ayaa sheegaya in illaa iyo 7 askari ay goobta ku dhaawacmeen.

Wasiirka warfaafinta dalkaasi ayaa sheegey goor dambe in Maduro uu bad-qabo islamarkasina uu guddoomiyay shirka golaha wasiirada; halka dadkii dhaawacmeyna la daweynayo.

Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay mas’uuliyadda weeraradaasi, waxaase Vanezuala ay waayadanba dhexda uga jirtay xiisado siyasadeed iyo mid dhaqaale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews