berberatoday.com
Milateriga Itoobiya Oo Ku Hareereysan Goobta Uu Kujiro Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Qabashadiisa Oo La Amray
August 4, 2018 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Sida uu qoray wargayska ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Addis Standard, ciidamada militariga Itoobiya ay ku hareereysan yihiin maadxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Wargayska ayaa qoray in ay ciidamada labadii saacadood ee ugu dambeeyay ay ku harrereysnaayeen madaxtooyada magaalada Jigjiga.

Ila wareedyo ayaa sheegaya in madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ay gacanta ku dhigi doonaan ciidamada.

Wargayska ayaa sheegay in arrintasi loo samayn doono ”si looga hortago dhiig kale oo ku daata gobolka”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews