berberatoday.com
Gabadh U Dhalatay Phillippin Oo Ku Dhalatay Laba Garab Oo Saa’id Ah Oo Ku Yaalla Caloosha Dusheeda !
August 3, 2018 - Written by Berbera Today

Philipin(Berberatoday.com)-Abuurta Ilaahay SWT ee kala duwan ayaa waxay mar walba ina tusinaysaa awooda iyo weynida ALLE SWT.

Haddaba, sida ay baahisay shabakada Wararka ee Russia Today oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa sheegtay in gabadh yar oo u dhalatay Dalka Phillippin oo da’deedu tahay 14 jir ay ku dhalatay arrin mucjiso ah oo aheyd inay gabadhaasi caloosheeda dusheeda kaga yaalaan xubno ka mid ah xubnaha jidhka Bani’aadamka ah oo ay ku soo dhalatay.

221366Image2Gabadhan ayaa waxa magaceeda la yidhaahdaa Veronica, waxaana laabta kaga yaalla laba garab oo dhibaato ku haya isla markaana la koraya jidhkeeda, dhibaatada ugu badan ee soo waajahda Veronica ayaa waxay tahay ciddiyaha ka baxa faro ku yaalla xubnahaasi saa’idka ah ee jidhkeeda ku abuuran.

Hooyada dhashay gabadhaasi yar ayaa waxay sheegtay in markii Veronica ay caloosha ku jirtay ay filaysay inay caloosha ku sido mattaano, balse markii dambe ay dhashay gabadhaasi oo kaliya.

Xaaladda caafimaad ee gabadhan ayaan ilaa iyo haatan waxba laga qabin waxaanay dadka qoyska gabadhaasi isku magaalada yihiin ay u ururiyeen lacag si loogu geeyo dhakhtar arrintaasi wax ka qabta.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews