berberatoday.com
Dawlada Isreal Oo Ku Hanjabtay In Ay Talaabo Milatari Ka Qaadi Doonto Dalka Iiran
August 3, 2018 - Written by Berbera Today

Israel(Berberatoday.com0-Xukuumada Israel ayaa ku hanjabtay in ay ciidamado u dirayso marin biyoodka Bab al-Mandeb haddii xukuumada Iran ay isku daydo in ay xirto marin biyoodkaasi , sida uu sheegay Benjamin Netanyahu Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil.

Image result for Benjamin Netanyahu

 

 

Toddobaadkii hore ayay ahayd markii dowlada Sacuudi Carabiya ay sheegtay in ay hakisay istcmaalka marin biyoodka Bab-Al-Mandeb ee u mari jiray shixnadaha oo ah waddada ka dib markii dagaalyahanada xuutiyiinta ay weerareen laba markab oo ku gooshayay marin biyoodkaasi.

Dowladaha Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa ku wada jira dagaal saddex sano qaatay oo socda dalka ay colaaduhu la dageen ee Yemen, waxaana Yemenn oo kamid ah dalalka uu maro marin biyoodkan Ban-Mandeb ay xuutiyiinta ka dagaalama Yemen ku hanjabeen in ay gabi ahaanba xidhayaan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews