berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Qarax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Rag Masuuliyiina Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle
August 1, 2018 - Written by Berbera Today

Buuhoodle(Berberatoday.com)-Wararka Naga soo gaadhaya Magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in caawa Qorax Xoogani ka dhacay Gudaha Magaalada Buuhoodle kaasi oo sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawacba leh.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu fuliyay Naftii hure isku soo xidhay walxaha qaraxa isaga oo la eegtay dad isugu jiray Masuuliyiin iyo dad shacab ah.

Waxaanay Wararka Naga soo gaadhaya Magaalada Buuhoodle Xaqiijinaya in Qaraxaasi ay ku geeriyoodeen inta la Ogyahay 7 ruux oo uu ku jiro Wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha Maamulka Khaatumo Ahmed Maxamuud Doolaal iyo La taliyihii Raysal wasaarihii hore ee Dawlada Somaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke Cabdifataax Maxamed Cali Iyo sidoo kale Dhaawaca Tiro kale oo hada Dhaawacooda lagula Tacaalayo Cispitaalka Magaalada Buuhoodle


Ilaa hada ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada Qaraxan caawa hase yeeshee waxa la hubaa inuu Naftii hore alshabaab loo malaynayaa uu fuliyay qaraxaas.

Qaraxan ayaa Noqonaya kii Ugu Horeeyey ee Noociisa ah ee ka Dhaca magaalada Buuhoodle.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews