berberatoday.com
Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Qaatey Go,aan Ka Dhan Ah Wararka Madtooyada Iyo Xukumada Muuse Biixi Cabdi
August 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com0-War soo gaadhay Warbaahinta madaxa banaan ayaa sheegaya in telefishanada madaxa banaan ee Somaliland ka hawl galaa ay go,aansadeen in aaney qaadanin wararka Madaxweyne Muuse Biixi ee ka soo baxa xarunta madaxooyada Somaliland ee hargeysa .

Warkan oo ay warbaahin u xaqiijiyeen qaar ka mid ah madaxda telefishiinadani ayaa waxaa ay u noo sheegeen in sababta ay u joojiyeen ay tahay ka dib markiiTv-yada loogu yeedhi wayey wararka madaxtooyada ka jira , balse taas badelkeeda barta YouTube ka loo soo galiyo lana yidhaa kala baxa oo ka dawload garayst.

 

 

Sidoo kale waxaa ay sababta ku sheegeen in Kormeerka uu madaxweynuhu ku sameynaayo wasaaradaha qaarkood ama meelaha munaasibadaha ee uu furaayo loo diido inay galaan oo ay wax ka duubaan balse si tii hore la mid ah muuqaalka madaxweynaha YouTube -ka loo soo galiyo

Madaxdan TV-yada ayaa waxaa ay aritan ku tilmaameen cuno qabateen dad badan oo lagaga sameynaayo wararka madaxdii dalkan u sareysay .

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews