Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Safar Deg Deg Ah U Baxay , Caawa-na U Hoydey Magaalada Ceerigaabo+Daawo Sawiro
July 31, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo caawa Ku hoyday Magaalada Ceerigaabo, isla markaana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag .
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa caawa ilaa barri gali doonaa shirar la xidhiidha soo af jaridda shaqaaqada Deegaankaasi Ceeryaan .
