berberatoday.com
Marxuum Abwaan Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
July 29, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alleh ha u naxariistee magaalada Hargeysa waxaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyoodey xildhibaan ka tirsan Golaha guurtida Somaliland Kaas oo ah Marxuum  Xildhibaan Jaamac Faarax Axme opo magaca dheeraa Jaamac Riyo

Marxuum Jaamac Riyo ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey xanuusanaayey isla markaana waxaa la filayaa in marxuumka galabta La aaso .

Rabi ha Unaxariisto Abwaan Jaamac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo Hargeysa ku geeriyooday 
wuxuu ahaa nin xikmad badan oo suugaanta heesaha iyo weliba majaajilayntaba ku wacan sidoo kale wuxuu ahaa nin caddaaladda u ololeeya aadna u jecel 
samir iyo iimaan ehelkii iyo asxaabtiisiiba si gaar ah waxaan uga tacsiyadaynayaa golaha guurtida Somaliland oo uu ka mid ahaa

Image result for Jaamac Riyo

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews