Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaanka Ceeriyaan
July 27, 2018 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaadheen deegaanka Ceeriyaan ee Gobolka Sanaag oo ay dhawaan shaqaaqo ku dhexmartay laba beelood oo walaalo ah.
Halkan Hoose Ka Muuqaalka Warkan