berberatoday.com
Sheekh Mukhtaar Roobaw Oo Dawlada Somaliya Dib Ugu Celiyay Hanti Ay Lahayd Iyo Maraykanka Oo Gudoonsiisay Hadiyad Aad U Qaali Ah + Nooca Ay Tahay
July 24, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wadaadka kasoo goostay Al-Shabaab Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) uu dib u celiyay gaadiid ay laheyd Dowlada Somaliya.

Image result for Mukhtaar Roobow

Gaadiidka oo ahaa hanti Qaran isla markaana aanay xabadu Karin ayaa waxa uu dib ugu ceshay gacanta dowlada Somaliya, kadib markii uu helay gaadiid kale oo tayo leh.

 

 

Illo ku dhow dhow Mukhtaar Roobow ayaa xaqiijiyay in wadaadka hadiyad ahaan ay dowlada Mareykanka u siisay ilaa seddex gaadhi oo aanay xabadu karin kuwaa Oo uu ku dhex isticmaali doono gudaha magaalada Muqdisho iyo magaalada Baydhabo.

Gaadiidkan oo La Mid Ah kuwa dowlada Somaliya ayaa la sheegayaa in tayo ahaan ay aad uga wanaagsan yihiin, kuwaa oo aanay kareynin xitaa hubka aadka u culus.

Gaadiidka uu horay u isticmaalayay Roobow ayaa ahaa hanti Qaran, waxa uuna si Ku meel gaadh ah usii isticmaalayay inta uu ka helaayay kuwa iminka lagu wareejiyay.

Roobow ayaa bilihii ugu danbeysay si dhow ula shaqeynaayay dowlada Mareykanka, waxaana xusid mudan inay kuwada kulmaan wadamada Kenya iyo Jabouti.

Dhinaca kale, dowlada Somaliya ayaa aad u garabtaagan wadaadka Mukhtaar Roobow oo magaalada Xudur uga soo cararay Shabaab.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews