berberatoday.com
11 Askari Oo U Dhashay Iran Oo La Dilay Iyo Goobta Lagu Dilay
July 22, 2018 - Written by Berbera Today

Iran(Berberatoday.com)-11 askari oo u dhashay dalka Iran ayaa ku dhintay habeenimadii xalay weerar ay kooxo hubeysan ay ku qaadeen bar koontarool oo ciidamada kaga sugnaayeen meel u dhow xadka uu dalkaas uu la leeyahay Ciraaq.

 

 

Weerarkaan ayaa uu ka dhacay meel u dhow magaalada Marivan, ee gobolka Kurdish oo 620 kiilo mitir dhanka galbeed kaga beegan caasimada Tehran.

War ka soo baxay saraakiisha xuduuda ayaa lagu xaqiijiyay weerarkaan,iyadoo la aaminsan yahay in ay geysteen kooxo ka tirsan jabhada dagaalka kula jirta Iran.

Madaxa dhanka amaanka ee gobolka Kurdish Hosein Khosheqbal ayaa weerar kan ku eedeyay kooxaha mucaaradka ee Jabhada Kurdiyiinta.

Dowlada Iran ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku raad joogto kooxihii ka danbeeyay weerarkan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews