berberatoday.com
Kazakhsatan”Taalo Loo Dhisay Dabagaale Iyo Dadweynaha Caasimada Dalkaas Oo Fajac Iyo Amakaag Ka Muujiyay
July 13, 2018 - Written by Berbera Today

Kazakhstan(Berberatoday.com)-Dadweyanaha ku dhaqan dalka Kazakhsatan ayaa amakaag iyo yaab kusoo waa-bariistay markii ay magaalada caasimadda ah ee Almaty ay ku arkeen taalla Dabagaale oo dheereerkeedu gaadhayo 12 miitar.

Taallada Dabagaale waxaa laga sameeyay alwaax, wuxuuna qayb ka yahay mashruucyada dowladda hoose ay ku horumarinayso bilicda caasimadda.

Dadka qaar ayaa isweyddinaya sida loo sameeyay Dabagaale intaasi la’eg oomuuqaalkiisa uu la wareegay magaalada.

Dowladda hoose ayaa dhisitaanka taallada ku bixisay 15 milyan lacagta dalkaasi. Dadweynaha qaar waxay leeyihiin waxaa lagu takrifalay lacagta dadweynaha intii bulshada wax loogu tari lahaa.

Taallada Dabagaale waxaa sameeyay Injineero u kala dhashay dalalka KoonfurAfrika iyo Ingiriiska.

Mid kamid ah Injineerada ayaa sheegay in Dabagaalaha uu astaan u yahay kobac magaalada caasimadda ee Almaty.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews