berberatoday.com
Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Waxyaabihii Ay Ka Wada Hadleen
July 12, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya,Kulankan Oo Saacado Badan Qaatay Waxaa Lagaga Wada Hadlay Sidii Labada Dawladood Usii Xoojin Lahaayeen,Cilaaqaadka Ka Dhexeeya Dawlada Somaliland Iyo Itobiya

 

 

Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland,Waxa Uu Dawlada Itobiya U Bandhigay Fursado Ganacsi Oo Ka Banaan Dawlada Somaliland

Sidoo Kale Waxa Wasiirku Dhigiisa Kala Hadlay Sidii Loo Fududayn Lahaa Isku Socodka Labada Dal,Maadama Oo Ay Labada Wadan Ee Itobiya Iyo Somaliland Oo Danwadaaga

Ugu Danbayn Xukuumada Somaliland Ayaa U Muuqata Inay Doonayso Inay Ka Faa,iidaysato Isbedelka Hanaqaaday Ee Ka Bilaamay Wadanka Itobiya,Kaas Oo Saamayn Weyn Ku Yeeshay Wadamada Geeska Africa

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews