Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn,Warbaahinta-na Fariimo Digniina Umariyay Labada Beelood Ee Dagaalamaya
July 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta ku biiray guddida xalinta shaqaaqada Ceel Afweyn .

Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Ceel Afweyn ayaa waxaa uu yidhi