berberatoday.com
Siyaasi Cali Guray Oo ka Dareen Celiyay Qodobada Kasoo Baxay Shirkii Beelaha Gar-xajis, Sheegayna In Ay Tahay Taladii Axmed Mire Iyo Eedaha Uu Ujeediyay.
July 2, 2018 - Written by Berbera Today

“Shirkan Taladii Axmed Mire Wuu Yahay. Inta Goor Ee Isaaq Dhexdiisa Uu Isku Dilay Ee Baxsaday Goob Joog Intii u Ahayd Way Ogtahay”Cali Guray,

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali guray) oo kamida xisbi xaakimka Talada haya ee Kulmiye ayaa ka dareen Celiyay qobadii kasoo baxay shirkii beelaha gar-xajis oo maanta lau soo gabo gabeeyay degaanka buurta gacan libaax,

Muj Cali Guray ayaa ku eedeeyay in ay shirka marin bahaabiyay Muj Axmed mire kaasi oo uu sheegay in qodobada kasoo baxay ay yihiin taladiisii.

CALI GURAY IYO AXMED MIRE

Sidoo kale Cali Guray ayaa Axmed Mire  ujeediyay eedihii Ugu cuslaa isagoo ku Eedeeyay in uu ka Danbeeyay dagaalkii Sokeeye hadana uu doonayo in uu bulshada kala fogeeyo.

Muj cali guray ayaa qoraal kooban oo uu arinta shirka kaga hadlayo ku baaiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna u dhignaa sidan;

“Shirkan Taladii Axmed Mire Wuu Yahay. Inta Goor Ee Isaaq Dhexdiisa uu isku dilay ee baxsaday goob joog intii u ahayd way ogtahay. Haddana wax kale dalka umuu iman laakiin wuxu ilawsan yahay ugu Dambaystii Isagoo firxad ah Inuu Idaacadda Hoosteeda Soo Degay ilaa uu Dhoofayayna Gaadh Laga hayay, inta laga ilaalinayayna ay Tolkii ahayd oo intuu Dagaal Sokeeye Geliyay kolkii kun Nin oo Isaaq ahi Dhimatayna Uu Madaarkan Hargeysa ka soo Degey uu yidhi “Madaarka Anigaa xidhay Aniga ayaana furaya”. Waxa la yidhi waar dee Ciidagalle wuu maqan yahay weli. Wuxu ku jawaabay “KOL HADAANU NIMI CIDAGALLENA WUU ISKA IMAN. Ina Mire saw ninkaa muu ahayn?

“Axmedow hadii Maantana Aad Weli cid ku Dhegaysanaysaaba jirto Ha ka baxsanin la Joog Waxad Haysana mid ha la hadhin. Hadaad cirka sare badh soo dumiso halkaad ka gasho adigu ayuun baan aniguna ka geliye soo Dumi, Ayuu yidhi cali guray,

 

SIYAASI CALI MAXAMED YUUSUF CALI GURAY

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews