berberatoday.com
Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa Uga Digtay Inay U Safraan Somaliya Oo Ay Somaliland Ku Jirto + Sababta
June 14, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland marka laga reebo magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera oo ay sheegeen in iyagana safaradda muhiimka ah loo tagi karo balse ciddii aan safar muhiim ah ku joogin ay iskaga soo baxaan labadaas magaalana.

 

 

Sidoo kale, dawladda ingiriisku waxay muwaadiniinteeda u safraya Hargeysa iyo Berbera ugu baaqday inay ka taxaddaraan goobaha suuqyada iyo meelaha dadka shacabka ahi iskugu yimaadaan.

Qoraal digniin ah oo Dawladda Ingiriisku u dirtay muwaadiniinteeda ayaa waxay ku sheegtay in argagixisadu weerarro ka fulin karto Soomaaliya.

Waxaa jirta khattar wayn oo afduub looga gaysan karo Soomaaliya – ayaa lagu yidhi qoraalka digniinta ah.

Dawladda ingiriisku waxay sheegtay in Kooxaha argagixisada ahi ay sameeyeen hanjabaado ka dhan ah dadka reer galbeedka ah iyo kuwa u shaqeeya ururrada reer galbeedka.

Argagaxisadu waxay sii wadaysaa inay qorshayso weerarro ka dhan ah muwaadiniinta reer galbeedka ah kuwaasi oo ku sugan qaybta nabadda ah ee Soomaaliya (Somaliland) – ayaa lagu sheegay digniinta amni ee ingiriisku soo saaray.

Digniintan ayaa ah mid la cusboonaysiiyay 11june ee bishan

Halkan Guji Oo Ka Akhriso Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews