berberatoday.com
Maxaad Ka Ogatahay Dalkuu U Dhashay Dhakhtarkii Hindisay Irbada Suuxinta Dadka Gelaya Qalliinnada Lagu Mudo
June 13, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suuxinta Qofku waxay kaalin ka qaadataa fulinta qaliinada kala duwan, kuwaasi iskugu jira kuwa hawlis ah iyo kuwa fudud.

In qofka la qalayo la suuxiyaa waxa ay tahay in qofkai bukaanka ah ee la qalayaa aanu
dareemin xanuunka, sidoo kalena uu Dhakhtarku si deggan ugu fulin lahaa.
Haddaba, suuxinta aynu Maanta aragnaa waxa uu soo maray marxalado tira badan
kuwaasi oo ku dambeeyay heerka aynu maanta aragno.
Waxa jira dhakhaatiir iyo khuburo tiro badan oo Dunida soo maray, kuwaasi oo ka qayb
qaatay arrintaasi, balse waxa jira hal dhakhtar oo lagu tilmaamo in uu yahay dhakhtarkii
hindisay suuxinta Casriga ah ee aynu wakhtigan aragno.
Haddaba Qofkii ama dhakhtarkii ugu horeeyay ee suuxinta u isticmaalay qalliin Saacado
badan soconayey waxa uu ahaa dhakhtar u dhashay Dalka Japan oo magaciisa la odhan
jiray Hanowaka Sicho ,waxa aanu noolaa sanadkii 1760-kii ilaa iyo 1835-kii.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews