berberatoday.com
Maxkamadda Sare Oo Xuseen Axmed Caydiid U Xukuntay Kursigii Golaha Wakiilada
May 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aan ka gaadhay dacwad uu u gudbiyay wasiir-xigeenka warfaafinta Maxamed Muuse Abees, taas oo ka dhan ahayd go’aan ay guddiga doorashadu maxkamada u gudbisay oo ahaa in Xuseen Axmed Caydiid buuxinayo jagadii uu baneeyay Alle haw naxariiste Marxuum Ibraahim Axmed Haybe oo dhawaan geeriyooday.

Maxkamadda sare ayaa toddobaadkii hore dhagaystay dacwadaas uu maxkamadda u gudbiyay Wasiir Abees ee uu kaga dacwoonayay go’aanka guddiga doorashada. Hase yeeshee maxkamadda sare ayaa qaraar ay soo saartay Isniintii waxa ay xukuntay in siyaasiga Xuseen Axmed Caydiid buuxiyo jagadaas islamarkaana uu sax yahay go’aanka guddiga doorashadu.

Guddoomiyaha maxkamadda sare Md. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in maxkamadda sare ay soo saartay go’aanka ay Xuseen Axmed Caydiid ugu garatay inuu kursigaas ku fadhiisto.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews