berberatoday.com
Akhriso”Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Saaka Ee Deeganka Tuko-raq .
May 16, 2018 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Waxaa saaka degan xaalada magaalada Tuko-raq ee gobaka Sool oo maalintii shalay aheyd dagaalo culus ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland .

Dadka deegankaasi oo shabakada Ilaysnews.com goor dhaweyd khadka telefoonka kula xidhiidhay waxaa ay u sheegen in saaka ay xaaladu kala degan tahay balse xili kasta uu dagaal qarxi karo oo labada ciidan ba ay is hor fadhiyaan , deeganka Tuko-raq na ay gacanta ku hayaan ciidamada Somaliland .

 

 

Sidoo kale waxaa go, an oo aan jirin isku socodka gadiidkii shicibka ee u kala gooshi jiray Garoowe iyo Laascaanood , kaas oo sidii shalay dagaalku u dhacay aan u shaqeyneen

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews