berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Dagaalkii Puntland Iyo Somaliland Oo Iminka Mar Labaad Dib U Bilowdey
May 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ay iminka baahisay Idaacada BBC-da ee duhur nimo waxaa ay sheegtay in dib uu u bilaamay dagaalkii saaka ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .

Dagaalkan ayaa saaka markii uu bilaabey afar sacadood-na uu socdey istaagey ka dib markii deegankaasi roobab xoogani ka da,ay.

Hada ayaa Se la sheegayaa in Ciidamada Maamulka Putland dagaal rogaal celina soo qaadeen Waxaana La sheegaya in Khasaare ba,ani ka gaadhay weerarkii Hore ee ay labada Jaho saaka kasoo qaadeen Ciidamada Maamulka Madaxweyne Gaas.

 

 

Berberatoday.com

 

Sidoo kale dagaalkan saaka qarxay ayaa waxaa ka dhashey khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ba ah

Fiiro Gaar Ah :- Waxii war ah ee ka soo kordha kala soco Shabakada Berberatoda.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews