berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Kominshanka Doorashooyinka Oo Lacag Lagu Wareejiyey Maxaase Lagu Qabanayaa Lacagtaas
May 11, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Maaliyadda somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa Maanta Qadar Lacageed Oo Dhan laba Milyan Oo Dollar ku wareejiyay gudida Doorashooyinka Somaliland kaas oo loogu tallo galay in lagu qabto doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo wakiilada Ee Dhawaan Laga Qaban Doono waddanka.

Wasiirka Maaliyadda ayaa lacagtan ku wareejiyay Guddoomiyaha Gudida Doorashooyinka somaliland waxaana uu sheegay in ay lacagtani tahay balan qaadkii madaxwaynaha ee ahaa in doorashooyinka sidii deg deg loogu qaban lahaa ay bixiyaan wixii kharash ku soo hagaaga.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews