berberatoday.com
“Waa In Xoog Lagu Muquuniyaa Labada Reer Ee Is-Dilaya “Siyaasi Cali Warancade
May 10, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-SIyaasi Cali Waran Cade ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka soo noq noqdey ee Ceel Afweyn isla markaana waxaa uu soo jeediyey in labada dhinac ba awood ciidan lagu muquuniyo

“Horta kuwa dhintay u ducayn maayo oo labada dhinacba Naarta ayay ku fogaanayaan, waayo dhiiga islaamka Cid loo fasaxayba ma jirto, waanan ka soo horjeedaa in la yidhaahdo Kuwii dhintay allaah Haw u naxariisto, kuwa dhintay loo naxariisan maayo oo ilaahay Baa kitaabkiisa Qur’aanka Ah inoogu dhigay, ninka dhiig Islaam ah gooyaa in uu ehlul Naar yahay” ayuu yidhi

 

 

wuxuu sidoo kale ka hadlay sida ay ehel u Yihiin labada beelood ee ku dagaalamay deegaanka ka tirsan gobolka Sanaag “Kuwan iminka Isdilaya hadii aad aragto waa candho iyo caano, waa niman aan 70 sano is dilin, sida ay isu jaqayeena waxa la yidhaahdaa Habar lamaan, si aanay dadkuba isu dhex gelina waxa ay kula baxeen habar lamaan” ayuu yidhi.

waxa uu ku taliyayay in awood ciidan lagu muquuniyo labada dhinac, si dagaalkooda loo af jaro “Waxa aynu u baahanahay meesha caqli ma yaalee in aynu xoog ku muquunino, xoog iyo karbaash in labadaas reer lagu muquuniyo, oo aynaan odhan allaah ha u naxariisto, waayo allaah haw u naxariisto waa isdila, waa in aynu nidhaahnaa Ehlul Naar baad tihiin, dalkan khalkhal baad gelinaysaan, waana loo taag la’ yahay” ayuu yidhi Cali Warancade oo uu waramayay SLNTV.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews