berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Qaabka Ay Mucaaradku Ugu Guuleysteen Doorashadii Ka Dhacdey Dalka Malaysia
May 10, 2018 - Written by Berbera Today

Malaysia(Berberatoday.com)-Raisul wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad ayaa guul taariikhi ah ka gaadhay doorashooyinka guud ee dalkaas. Sida ay muujinayaan natiijaooyinka rasmiga ah.

Mahathir Mohamad

 

 

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in isbahaysiga mucaaradka ah ee Mr Mahathir ay ku guulaysteen kuraas gaadhaysa 115 kursi, taas kor u dhaafaysa kuraastii loo baahnaa in dawlad lagu soo dhiso.

Mr Mahathir, oo 92 jir ah, waxa uu ka adkaaday isbahaysa talada dalkaas haya ee lagu magacaabo Barisan Nasional coalition, kaas oo xukunka hayey in kabadan 60 sano.

hawlgabnimadiisii ayuu kasoo laabtay si uu ula tartamo, ardaygiisii dhanka siyaasadda, ee Najib Razak.

“Ma doonayno aargudasho, waxaan doonaynaa in aan dib usoo celino sharciga iyo kala dambaynta” Mr Mahathir ayaa sidaas war fidiyeenada u sheegay.

Wuxuu carabaabay rajada uu ka qabo in xafiiska loo dhaariyo maalinta khamiista ah ee foodda inakusoo haysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews