berberatoday.com
Madaxweynaha Jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Kenya Iyo Ujeedka Safarkiisa
May 9, 2018 - Written by Berbera Today

Kenya(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa safar qaadanaya saddex maalmood ku tagay dalka Kenya.

Image result for ismail omar guelleh

Madaxweyne Geele ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma iyo masuuliyiin kale, waxaanay booqashadiisu ka dambaysay martiqaad uu u diray madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyata.

 

 

Madaxweyne Geele oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, waxa la filayaa inuu kulan la yeesho madaxweyne Uhurru Kenya. Madaxweyne Kenyata ayaa xalay bartiisa twitterka ku qoray qoraal soo dhawayn ah oo uu madaxweynaha Djibouti ku soo dhawanaynayo dalkiisa Kenya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews