berberatoday.com
Cudurka Ebola Oo Mar Kale Ka Dillaacay Dalal Kamida Qaarada Africa
May 9, 2018 - Written by Berbera Today

Congo(Berberatoday.com)-Dowlada Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Congo ayaa ku dhawaaqday inuu dalkeeda mar kale ka dillaacay cudurka Ebola.

17 ruux oo dhawaan dalkaasi ku geeriyooday ayay dowladu sheegtay in looga shakiyay kiisas la xidhiidha caabuqa Ebola. Laba ka mid ah dadka dhintay ayaa la xaqiijiyay in uu cudurkani dilay

 

 

Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa Talaadadi shalay sheegtay in Congo uu haleelay cudurka Ebola, sidaasi daraadeedna ay hal milyan oo doolar oo deg deg ah ku tabarucday si ay ugu caawiso gagrgaar deg deg ah.

WHO waxay sheegtay in shanti todobaad ee lasoo dhaafay laga helay dalkaasi kiisaska 21 ruux deegaanka Bikoro ee gobolka Equateur.

Marki ugu danbeysay ee uu cudurkani ka dillaacay Congo ayay aheyd sanadki 2017-ki. Waa marki sagaalaad oo uu cudurka Ebola ka dillaacayo aduunka tan iyo marki ugu horreysay ee la ogaado sanadki 1976-ki.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews