berberatoday.com
Madaxweyne Vladimir Putin-ka Ruushka Oo Xilka Loo Dhaarinayo Markii Afraad
May 7, 2018 - Written by Berbera Today

Moscow(Berberatoday.com)-Vladimir Putin ayaa lagu wadaa in madaxweynaha Ruushka loo dhaariyo markii Afraad Isniinta, ka dib markii uu ku guulaystay doorashadii u dambaysay ee dhacday bishii Maarso.

Image may contain: 1 person, suit

 

 

Awoodda ayuu soo hayay 18 sano isagoo marna madaxweyne ahaa marna ra’iisulwasaare, dadka dhaliishanna waxay ku tilmaameen boqor.

Booliiska rabshadaha ka hortaga ayaa wadooyinka la dhigay si ay u xakameeyaan dadka ka soo horjeeda xukunkiisa oo isugu soo baxay magaalada caasimadda ah ee Moscow iyo kuwo kale Sabtidii.

Waxaa laga cabsi qabaa in ay dagenaansho la’aan dhacdo Isniinta marka uu xilka la wareegayo.

Waxay u badan tahay in caleemo saarka oo Kremlin-ka ka dhacaya uu ka hoosayn doono midkii 2012kii, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Waxaa la filayaa in Putin uu la kulmo dad mutadawiciin ah oo ka qaybqaatay ol’olihiisa doorashada.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews