berberatoday.com
Xisbiga Waddani Oo Ganafka Ku Dhuftay In Xuska 18 May Hore Loo Soo Raro Sheegayna Inay Sidii Caadiga Aheyd Uxusi Doonaan
May 6, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani waxa uu ganafka ku dhuftay go’aanka Xukuumadda Somaliland horre ugu soo dhigtay xuska 18 may ee ay kaga dhigtay 15 may in Xuskaas maalinta qaranimada Somaliland loo soo raro iayada oo ucuskaday bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.

Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani waxa uu sheegay in xisbiga Waddani iyo taageerayaashiibu ay maalinta 18 may xusi doonaan iyaga oo arimo khayriyana ku dari doona Xuskaas oo dadka danyarta ah raashimo iyo afur loo qeybin doono.

 

Masuulka Uhadlay Xisbiga Waddani aya sheegay in ay la am taabtaan tahay maalinat Qaranimada Gooni isutaaga Somaliland ee 18 may dib iyo hore toona aan loo rari karin ramadaanta qaab kale oo kahyriya looga faa,iidayn doono.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews