berberatoday.com
Boqor Buurmadoow Oo Dib Loogu Celiyanayo Maxkamadda Hargeysa Iyo Sababta Keentay
May 6, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa Racfaan ka qaatay xukun shan sanno oo ah oo ay dhawaan ku ridday maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa.

Racfaanka uu qaadatay Boqor Buurmadoow ayaa la dhegeysanayaa 8-da bishan May, sida uu sheegay madaxa hay’adda xuquuqul Insaanka Somaliland Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac Dafac.

 

 

Boqor Buurmadoow ayaa la xidhay kaddib markii lagu eedeeyay in uu hadal ka jeediyay degaanka Carmo ee maamul gobolleedka Puntland, halkaas oo lagu caleema saarrayay mid ka mid ah Beeldaajiyayaasha degaanka.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedeysay Buur Madoow in uu ku xadgudbay sheegashada madaxbanaanida Somaliland maaddaama uu baaq u diray Somaliland iyo Puntland isaga oo ugu baaqayay in ay kala qaadaan ciidamada isku horfadhiya deegaanka Tukarraq ee gobolka Sool.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews