berberatoday.com
Boqor Buurmadoow Oo La Sheegay Inuu Ku Dhex Xanuunsaday Xabsiga Uu Ku Jiro
May 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa, ayaa la sheegay inay soo waajahday xaalad caafimaad darro.

Boqor Buurmadoow ayaa shalay laga soo saaray xabsiga, waxaana la keenay cisbitaalka guud ee Hargeysa oo ka dib markii caafimaadkiisa lagu eegay dib loogu celiyay xabsigii uu ku jiray. Xanuunada Dhiig-karka iyo macaanka oo uu Boqor Buurmadoow leeyahay ayaa la sheegay inuu dhiiguna kacay, macaankuna hoos u dhacay.

Boqor Buurmadoow ayay maxkamadda Hargeysa khamiistii ku xukuntay shan sannadood oo xadhig ah ka dib markii uu khudbad ka jeediyay munaasibad uu Puntland kaga qayb galay oo loo qabtay madaxdhaqameed la caleemo saaray.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews