berberatoday.com
Akhriso :-Taariikh Nolaleedka Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Somaliya
May 1, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiye Maxamed Mursal waa nin aad u yaqaan Maamul wanaag iyo hogaamin.

Godomiye Maxamed Mursal waxa uu aqoon dheeraad ah u leeyahay xalinta khilaafaadka iyo arrimaha dib u heshiisiinta.

Godomiye Maxamed Mursal waxa uu sidoo kale aqoon fiican u leeyahay xidhiidhka caalamiga iyo arrimaha diblomaasiyada oo shaadooyin uu ka heysto.

 

 

Dadka aad u yaqaano Maxamed Mursal waxa ay ku tilmaameyn in uu yahay nin furfuran, degan, aragti iyo hogaamin fiican leh, siyaasadiisuna ay furfuran tahay, aqoon iyo waayo aragnimo u leh xilka guddoomiyaha golaha shacabka.

Godomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan waxa uu ku hadlaa Luuqadaha, English-ka iyo Carabiga.

Related image

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews