berberatoday.com
Aasaasaha Shirkadda Google Oo Walaac Ka Muujiyey Khatarta Tegnoolajiyadda Dunidda
May 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Aasaasaha shirkadda Google Sergey Brin ayaa ka digay khatarta aaladaha Smarts-ka ah ee casrigan aan ku jirno ee Kacdoonka Teknolajiyadda”.

Siday qortay jariidada “The Verge“, Brin waxa uu yidhi, xaaladda aan hadda ku jirno ee tartanka garaadka Smarts-ka ah waxa uu abuuray Kacdoonka Teknolajiyadda”, waxaa ku jira waxyaabo badan oo khatar ku ah aadanaha.

Brin ayaa digniintan ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee saamilayda shirkadda oo  qabsoomay toddobaadkan.

Brin waxa uu leeyahay: “Guga cusub ee garaadka artificial-ka ah oo horumarka ugu muhiimsan ee computer-ka laga gaadhay. Bil kasta waxaa soo kordhaya barnaamijyo cusub oo cajiiba ah iyo teknolojiyad cusub, qalabkaa xoogga badan waxa uu waataa wax laga shakin karo iyo mas’uuliyad cusub.”

Farriinta Brin ayaa imaanaysa waqti shirkadaha waaweyn ee “Dooxada Silicon” farta lagu fiiqayo sida ay ugu xadgudbaan xogaha dadka barahooda isticmaala.

Si kastaba, cabsida laga qabo garaadka smarts-ka ah ayaa ah mid sii kordhaysa, waxaa laga cabsanayaa iney dadbadan shaqo la’aan dhigaan, siyaasadda loo adeegsado, waxaana hadda bilowday doodo la isku dayayo in lagu xakameeyo saamaynta sii kordhaysa ee shirkadaha teknolojiyadda.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews