berberatoday.com
Wareegii Koowaad Ee Doorashada Gudomiyaha Baarlamaanka Xamar Oo Soo Dhamaatey Iyo Cida Hogaamineysa
April 30, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wareegga labaad ayaa loo gudbay doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya kadib madkii musharixiinta midkoodna uu heli waayay codad ku filan oo aqlabiyad ah.

Image may contain: 4 people, people sitting

 

 

Afar xildhibaan ayaa u gudubtay wareegga labaad sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee baarlamaanka.

Natiijada wareeegga koowaad

1- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh 83 Cod

2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 55 cod

4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod

5-Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 cod

6- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7-cod

7- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7-cod

8- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5-cod

9- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 3 cod

10-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3-cod

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews