berberatoday.com
Akhriso”Go’aan Laga Gaadhay Kursigii Muranku Ka Taagnaa Ee Golaha Wakiiladda Somaliland
April 30, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararkii Ugu Danbeeyay ee Ka Soo Baxay Xarunta Komishanka Doorashooyinka iyo Maxakamada Sare ayaa sheegaya in ay heleen Cida xaqa u leh buuxinta Kursigii uu muranka u ka taagnaa ee Golaha Wakiiladda Somaliland, kaas oo u dhaxeeyay Xuseen Axmed Caydiid iyo Maxamed Muuse Abees.

Warkan oo ay heshay Warbaahinta hadhawnaagnews ayaa sheegaya in Magaca Loo soo gudbiyay Buuxinta Booskii uu ka baxay Alle ha Unaxariistee Marxuum Ibraahim Axmed Haybe uu noqon doono Xuseen Axmed Caydiid oo katirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Maxakamada Sare ayaa la sheegay in ay la xidhiidheen Xuseen Axmed Caydiid isla markaana ay u sheegeen in uu isu diyaariyo dhaarta Dastuuriga ah ee uu ku buuxin doono booskaasi. 

 

Xigasho Hadhawanaagnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews