berberatoday.com
Sharabaado Magaca ALLAH SWT Lagu Soo Xardhay Oo Suuqyada Hargeysa Lagu Arkay Iyo Sheekh Xidhashooda Bulshada Oo Looga Digay”Daawo Muuqal
April 28, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo ah guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sekeda Somaliland oo khudbad ka jeedinayay Mid ka mid ah masaajiida Magaladda Hargeysa ku yaala ayaa ka digay xidhashada sharabaado uu ku qoran yahay Magaca Allaah (S.W) kuwaas oo lagu iibiyo Suuqyadda Hargeysa.

No automatic alt text available.

 

 

“Waxa ay maalin dhaweyd inamo ii keeneen arrin mucjiso igu noqotay oo aan la yaabay, Magaaladda Hargeysa waxa lagu iibiyaa sharaabaado Dushana Calaamada Adidas Ku leh, hoosta uu kaga qoran yahay Magacii Ilaahay.

waa ayaan darrooyinka ina haysta, tujaarta iyo ganacsatada waxaas keenay waa la mid uun, in ay og yihin iyo in aanay ogayn, hadii ayna waxba ka ogayn sida aynu inagu u badinayno, waa alxmadulilaah, waaxaana waajib ku ah inta hadhay iminka gubo oo la baabiiyo” ayuu yidhi Shekh Siciid Maxamed Faarax,

waxa uu soo jeediyay Wasaaradda Ganacsiga Somaliland in ay ilaaliso waxyaabaha dalka loo iib keenayo “Waxa ay ahayd in Wasaaradda ganacsigu ilaaliso oo ay ka war hayso waxyaabaha dalka loo iib keenayo” ayuu yidhi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews