berberatoday.com
Hubkii Laga Bililiqeystay Xerada Imaaraadka Oo Suuqyada Moqdisho Lagu Xaraashaayo
April 26, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters ugu yaraan 600 oo hub ayaa laga xaday todobaadkii hore xeradii imaaradku ay ku tababarayeen Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya ee General Gorod taa oo ku taala Dagmada Hodon Ee Gobalka Banaadir.

Image may contain: one or more people and outdoor

 

 

Hubka la xaday oo suuqa lagu kala iibsaday ayaa waxa uuisugu jiraan qoryo cusub oo AK47 Ah iyo qoryo fudfud oo dowladda Shiinaha ay soo saartay, waxaana xerada ka soo saaray oo banaanka ku iibinayay ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya oo Imaaradka ka helay tababarada Military, saddex qof oo soo iibsaday hubkaasi sharci darrada ah ayaa la hadlay wakaalada wararka ee Reuters.

Image may contain: one or more people

Wakaalada Reuters ayaa aragtay Shaqsiyaad soo iibsaday hubka, kuwaa oo sheegay in ciidamada ay ka soo gateen, waxaana ay si yasmo ku jirta u sheegeen in hubka ay ka soo iibsadeen ciidamada dowlad isku sheegga.

No automatic alt text available.

Khabiir dhanka hubka ah ayaa sheegay in arintan ay salka ku heyso khilaafka labada dale e Imaaradka Iyo Soomaaliya.’

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews