berberatoday.com
Arin Mucjiso Ah: Gabadh Yar Oo Qeybo Jidhkeeda Ka Mid Ah Ay Dhagxaan Ka Soo Daadanayaan+Daawo Sawirrada
April 25, 2018 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Faadumo Maxamuud Ibraahim oo 10 sano jir ah oo ku nool Magaalada Laascaanood ayaa lagu arkay arin mucjiso ah, iyadoo ay indheheeda, dhegeheeda iyo afkaba ay ka soo daadanayaan dhagxaan.

Gabdhan oo aan wax xanuun ah oo dhiba aanay jirin sida ay waalidiinteedu sheegeen ayaa waxa dhibaato ku haya dad-weynaha magaalada Laascaanood oo buuxdhaafiyey guriga ay degan tahay.

“Illaa jimcihii ayaan aragnay waxan aan la yaabnay, mucjiso Illaahay na tusay ayaan u qaadanay, culimada waan u geyney, welina wax xal ah ma hayno, waxaana leenahay waa arin Rabbaaniya” sidaa waxaa sheegtay Hooyada dhashay gabadha lagu arkay arintan mucjisada ah.

Gabdhani waxaa ka muuqatay iyadoo isha hoos u qabanaysa oo laba-jeer Qoorta ay haraga hoos u jiidey isheeda dhagax ka soo dhacay u eg dhagaxda dixda biya-mareenka.

Lama garanayo sababta arintan keentay, balse waxaa culimada diintu ay ku tilmaameen oo keliya mid Illaahay og-yahay, iyadoo dhagxaanta goobtaasi ka muuqatey ay kiilooyin gaadhayeen.

 

 

2018425636602450089943565dhagax2018425636602451290219967dhagax1

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews