berberatoday.com
Dhabada Ay Diyaaradahu Ka Haadaan Ee Madaarka Hargeysa Oo Ay Roobabku Jareen Noqotay-na Biyo Mareen
April 24, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhanka bari ee dhabada diyaaradahu ka haadaan ee madaarka Hargeisa ayaa ay roobabku qodeen Isla markaasina ay khasaare laxaadleh u gaysteen.

Related image

Qaybtani uu hada khasaarahu soo gaadhay ayaa ah qaybtii cusbayd ee UU dhisay wasiirkii hore ee duulista iyo hawada ee Somaliland mudane Maxamuud Xaashi, iyada oo shirkadii dhistayna uu lahaa nin ay ilmaadeer ahaayeen Axmed Siilaanyo

 

 

Wararka aanu helayno ayaa sheegaaya in Maareeyaha Guud ee Hayadda Duulista iyo Madaarada uu isku dayay in uu la xidhiidhay cidii dhistay dhabada madaarka si ay u dayac tirsan, has ahaatee la waayay shirkadii ninkii watayna uu Suldaan noqday.

Waxana uu Maareeyaha Guud ee Hayadda Duulista iyo Madaarada uu degdeg ula xidhiidhay dawlada hoose ee Hargeysa si ay u dayac tirto dhabada madaarka, taasi oo ayna wax khibrad ah u lahayn.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews