berberatoday.com
Trump Oo Mar Kale Isticmaalay Odhaah Uu Hore Ugu Dhawaaqay Madaxweyne Bush-kii Hore Iyo Sababta Ku Keliftay !
April 17, 2018 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka ayaa waxa u difaacay odhaahda ah “Muhiimadii Way Fushay”, kadib markii Duqeyntii dalkiisa iyo Britain iyo France ee dalkaasi Suuriya.

** FILE ** President Bush declares the end of major combat in Iraq as he speaks aboard the aircraft carrier USS Abraham Lincoln off the California coast, in this May 1, 2003 file photo. Democratic congressional leaders on Tuesday, May 1, 2007 sent Iraq legislation setting timetables for U.S. troop withdrawals to President George W. Bush and a certain veto. On the fourth anniversary of the president’s “Mission Accomplished” speech, Senate Majority Democratic Leader Harry Reid said that Bush “has put our troops in the middle of a civil war. A change of course is needed.” (AP Photo/J. Scott Applewhite)

 

Odhaahda ka soo yeedhay Madaxweyne Trump ayaa waxay la mid tahay odhaahdii uu sanadkii 2003dii kasoo yeedhay Madaxweynihii Dalka Maraykanka ee xilligaasi ee Bush, kaasi oo ku dhawaaqay isla odhaahdani kadib markii ay ciidammadiisu qabsadeen Dalka Ciraaq, waxaanu xilligaasi saarnaa mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Dalka Maraykanka waxaana daba yaalay boodh ay ku qornayd odhaahdani, “Muhiimadii way fushay”.

Madaxwayne Trump ayaa isla odhaahdaasi waxa uu isna uu ku dhawaaqay kadib markii uu qaaday weerarkii dalka Suuriya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews